Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu weeraray magaalada Muqdisho

Kooxo aan heebtooda la garan ayaa xalay bambaano ku weeraray guri uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Xildhibaan Jibriil C/rashiid Xaaji oo katirsan Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Guriga Xildhibaanka oo kuyaalla xaafada Taleex ee degmada Hodan ayaa xalay bambaano lagu tuuray, waxaana bambaanada lagu weeraray guriga xildhibaanka khasaaro dhaawacyo ah kasoo gaareen qaar kamid … Continue reading Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu weeraray magaalada Muqdisho